Qorraxdii way soo baxday.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:50 • 1 translation
Sannadkii waa afar xilli.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:49 • 1 translation
Gu'gii meel waliba way cagaarantaa.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:49 • 1 translation
Abaartu jiilaalkii bay timaaddaa.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:48 • 1 translation
Had iyo jeer waxaan fasax qaataa dayrta.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 11:47 • 1 translation
Had iyo jeer xagaagii waa kulayl.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:19 • 1 translation
Waan necbahay xagaayda.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:19 • 1 translation
Weli waa da'ayaa.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:18 • 1 translation
Roobkii ma kacay?
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:18 • 1 translation
Wa hawo siigo miiran ah.
Somali Added by Warsame on May. 07, 2026, 07:18 • 1 translation