Rodolka sonkorta ahi waa immisa?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:57 • 1 translation
Qaddar sonkor ah baannu u baahan nahay.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:57 • 1 translation
Sonkor ma haysaa?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:56 • 1 translation
Waan kaa filayaa.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:56 • 2 translations
Top Translations:
-
Ndinovimba kudaro.
Shona (Zimbabwe) by Papi -
I hope so.
English by Qallu
Markaan istaago ayaan xaashi kuu soo dirayaa.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:55 • 1 translation
Wax gadasho ayaan mashquul ku ahay.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:54 • 1 translation
Caawa mays arki karnaa?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:53 • 1 translation
Goormaad soo laabanaysaa?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:52 • 3 translations
Top Translations:
Maxaad raacaysaa?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:51 • 1 translation
Ma dhaqsahaas?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:51 • 1 translation