549 sentences
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:48 • 1 translation
"Abwaan Ingiriis ah ma haysaa?" "Haa, wax badan baannu haynaa."
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:47 • 1 translation
Abwaan Ingiriis ah ma haysaa?
Xaashiyahaas boostada qaari tus.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:46 • 1 translation
Waxaan doonayaa buugta taariikhda ah.
Buugta sayniska ma jeceshahay?
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:45 • 1 translation
Buuggaas guduudan i tus.
Waxaan haynaa buugag Ingiriis ah.
Waxaan haynaa buugta dugsiyada.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:44 • 1 translation
Waxaan haynaa buugta sheekooyinka.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:43 • 1 translation
Maxay yihiin buugtaad haysaa?