549 sentences
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:43 • 1 translation
"Joornaallo ma gaddaa ?" "Haa, waa gadaa."
Joornaallo ma gaddaa?
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:42 • 1 translation
Buug Soomaali ah ma haysaa?
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:41 • 1 translation
Caawa ma ila cashaynaysaa?
Aniguna kula mid baan ahay.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:40 • 1 translation
Badanaa shaaha kulul ma cabbo.
Biyaha qaboobi lacag ma leh.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:39 • 1 translation
Waa inaan iska bixiyaa.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:38 • 1 translation
Mar kale baad bixin doontaa.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:35 • 1 translation
Anigu aan bixiyee daa.