549 sentences
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:35 • 1 translation
Immisaan bixiyaa?
Maraykan bay ku cabbaan.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:33 • 1 translation
Shaah baraf leh ma cabtaa?
Wax qabow baan jeclaan lahaa.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:32 • 1 translation
Caano ma ku darsataa shaaha?
Koob bun ah i sii.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:31 • 1 translation
Soddon senti keliya.
Koobka shaah ahi immisuu joogaa?
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:30 • 1 translation
Shaah baan cabbayaa.
Maxaad cabbaysaa?