549 sentences
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:27 • 1 translation
Bun madow baan cabbayaa.
Koka-Kola ma cabbaysaa?
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:23 • 1 translation
Waaban oommanahay oo waxaan cabbaan rabaaye.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:21 • 1 translation
Inakeen baarka aadnee.
Aad buu ugu yar yahay inuu duulive noqdo.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:20 • 1 translation
Hadda waa nin weyn.
Laba sano baan afadayda ka weynahay.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:19 • 1 translation
Afar sano buu ka weyn yahay.
Salim baa Bilal ka weyn.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:18 • 1 translation
Waa sagaal jir ama waa toban jir.