549 sentences
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:18 • 1 translation
Da'daadu kaama muuqato.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:17 • 1 translation
Hooyaday lixdan dhaaftay.
Da'deedu kama muuqato.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:16 • 1 translation
Konton jir ka weyn.
Kani waa curadkaygii.
Isagaa carruurta u weyn.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:14 • 2 translations
ما زالت صغيرة جدا.
Weli aad bay u yar tahay.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:14 • 1 translation
Waa igala weyn yahay.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:13 • 1 translation
Bisha dambe ayuu kow iyo toban jirsanayaa.
Salim waa toban ku dhowaad.