549 sentences
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:11 • 1 translation
"Soddon jir ma tahay?" "Maya, intaas ka weyni."
Intaas ka weyni.
Soddon jir ma tahay?
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:10 • 4 translations
تبلغ من العمر تسعة عشر سنة.
Ea are nouășpe ani.
Ea are nouăsprezece ani.
Waa sagaal iyo toban jir.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:09 • 1 translation
Sannadka dambe ayuu 20 jirsanayaa.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:08 • 1 translation
Afartan jir baan ahay.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:07 • 1 translation
Aad baan u degdegsanahay.
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:05 • 1 translation
Fariiso, soo dhowow.
Gurigii ma lagu wada nabad qabey?
English Added by Warsame on May. 07, 2026, 12:04 • 1 translation
Waan u jeelay aragtidaada.