Lebbis cad miyaadan jeclayn.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:30 • 1 translation
Waxaan jeclahay kuwa cagaaran.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 12:29 • 1 translation
Waa madow.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:56 • 6 translations
Top Translations:
Jubbaddaadu waa midabkee?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:55 • 1 translation
Waxay xiran tahay jubbad buluug ah.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:53 • 1 translation
Cirku waa saafi aan daruur lahayn.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:52 • 1 translation
Buugagga huruudda ahi waa qaali.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:50 • 1 translation
Calanka Somaalidu waa buluug.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:50 • 1 translation
Shaatigaaga midabkiisu ma guduud baa?
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:49 • 1 translation
Dhar cad bay xirnayd.
Somali Added by Warsame on May. 06, 2026, 06:48 • 1 translation