Ma jiraa qol laba sariir leh?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:52 • 1 translation
Waxaan u baahanahay qol laba qof ah.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:52 • 1 translation
Qiimaha miyaa quraacda ku jirta?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:51 • 1 translation
Ma haysaa qolal bannaan?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:51 • 1 translation
Tikidhada halkee ka iibsan karaa?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:50 • 1 translation
Tikidhka safarka ee labada dhinac ayaan u baahanahay.
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:49 • 1 translation
Gegida diyaaradaha sideen ku tagaa?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:49 • 3 translations
Tareenka xiga wuxuu baxayaa goorma?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:48 • 1 translation
Xarunta basaska halkay ku taal?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:48 • 1 translation
Joojiyaha basaska halkuu ku yaal?
Somali Added by Warsame on May. 04, 2026, 06:47 • 1 translation